Biden oo difaacay siyaasaddiisa dibedda
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Joe Biden ayaa Isniintii shalay jeediyay khudbad dinacyo badan taabanaysay oo uu kaga hadlay siyaasaddiisii arimaha dibadda, khudbaddaasi oo ku soo beegantay toddobaad uun ka hor inta aanu xafiiska madaxtinimada ka tegin.