Saameynta Shiinaha ee jasiirada Seychelles
Your browser doesn’t support HTML5
Shiinaha ayaa si xooggan ugu mashquulsan inuu xoojiyo xiriirka uu la leeyahay dalka Seychelles oo ah waddan yar oo ku yaalla badweynta Hindiya. Laakiin dadaallada diblomaasiyadeed ee Beijing kuma koobna dhinaca mashaariicda dhismaha oo kaliya.