Amar ka dhan ah Besigye oo lasoo saaray

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Uganda, maxkamad militari ayaa maanta xukuntay in maxkamad la soo taago Kizza Besigye oo ah nin mucaarad ah oo caan ka ah dalka Uganda oo loo haysto eedeymo culus oo khiyaano qaran ah.