Erdogan oo u hanjabay xagjiriinta Suuriya
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Arbacada maanta ah ka digay in Turkigu uu awood u leeyahay in uu “burburiyo” dhammaan kooxaha argagixisada ee gudaha Suuriya, oo ay ku jiraan Daacish iyo mintidiinta Kurdiyiinta.