Joe Biden oo difaacay siyaasadiisa Ukraine
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa si adag u difacay hogaankiisa. Waxa uu sheegay in, sida uu hadalka u dhigay, uu aas-aas fiican u sameeyey maamulka madaxweynaha soo socda ee Trump.