Fatah oo dooneysa in ay maamusho Gaza
Your browser doesn’t support HTML5
Maamulka Falastiin ayaa sheegay in isagu uu noqon doono awoodda kaliya ee Gaza maamuli doonta dagaalka ka dib. Ra’iisul Wasaaraha Falastiin Maxamed Mustafa ayaa Arbacada maanta ah arrintaas sheegay, iyada oo si weyn loo filayo in la gaaro heshiis dagaalka lagu joojinayo.