UK: Tulip Sidiq oo isku casishay eedo musuq

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghayaha Dhaqaalaha ee Maaliyadda Britain oo qaabilsaneynd la-dagaalanka musuq-maasuqa Tulip Sidiq ayaa xilkii iska casishay kaddib markii cadaadis lagu saaray wax isdaba marin ka dhacdey Bangladesh. Gabadhan ayey eedo u tahay ra’iisul wasaarihii shaqada ka carartay ee Bangaladesh Sheikh Hasina.