R/W Khaleda Diyaa oo dambi lagu waayey
Your browser doesn’t support HTML5
Maxkamadda Sare ee Bangladesh ayaa Arbacada maanta ah dambi ku weyday ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Khaleda Diyaa. Waa kiiskii ugu dambeeyey ee la xiriira musuq-maasuq ee lagu soo eedeeyey.