Israel oo dib u dhigtay heshiiska Xamas

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wasiirrada Isreal ayaa dib u dhigay inay cod u qaadaan xabbad-joojinta ay Israel la gashay Xamaas. Dinaca kale, saraakiisha Falastin ayaa sheegay in 70 qof ay ku dhinteen duqeymo ay Israel fulisay kadib heshiiska.