Qorshaha Gaza ee dagaalka kadib
Your browser doesn’t support HTML5
Heshiiska xabbad joojinta ee u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas ayaa ogolaanaya in ciidamada Israa’iil ay ku sii sugnaadaan qeybo ka mid ah Gaza ilaa inta la sii deynayo dhammaan maxaabiista Israa’iil.