Kenya oo maal-gelin ka dooneysa Imaaraadka

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya ayaa billowday wadahadal ay kula jirto Imaaraadka Carabta si ay u hesho maalgelin lagu dhameystirayo jidka tareenka ee gobolka, sida uu sheegay madaxweyne William Ruto, ka dib markii Shiinuhu uu jaray maalgelinta kaabayaasha mashruuca.