Trump oo doonaya in uu badbaadiyo TikTok
Your browser doesn’t support HTML5
Mike Waltz oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, isla markaana ah xulashada madaxweynaha la-doortay Donald Trump ee la-taliyaha amniga qaranka, ayaa Arbacadii sheegay in madaxweynaha cusub uu sahminayo siyaabo TikTok ay uga sii jiri karto Mareykanka.