Khilaafka Trump iyo Colarado ee muhaajiriinta

Your browser doesn’t support HTML5

Gudoomiyaha gobolka Colorado ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo caawinta dawladda dhexe ee lagu masaafurinayo burcadda balse uu ka soo horjeesan doono qorshayaal balaaran oo lagu masaafurinayo muhaajiriinta.