Washington DC oo isu diyaarisay caleemo-saarka Trump

Washington waxaa toddobaadkan ka dhacaya dhowr dhacdo oo muhiim ah oo ay soo raacdo cimilada aadka u qabow.

Waxyaabaha ay martigelineyso Washington Dc waxaa ka mida dhowr maalmood oo kale oo heerkul aad usii qaboobi doono, dad fara badan iyo boolis loogu talagalay caleema-saarka madaxweynaha iyo mudaaharaadyada la xiriira ee ka dhacaya magaalada toddobaadka soo socda.

Warbixin ay VOA qortay waxaa inoo haya Cabdulqaadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Washington DC oo isu diyaarisay caleemo-saarka Trump