Waa tuma Melania Trump - Xaaska Donald Trump?

Election 2024 Trump

Gabadha reer Slovenia ee soo noqotay Marwada Koowaad ee dalkan, Melania Trump ayaa heysata waaya aragnimo macaan iyo qaraar isku jira iyo dareenkii xooganaa ee ku soo jeestay markii odeygeeda Donald Trump uu madaxweyne noqday sanadkii 2016-kii.

Haatan Melania Trump mar kale ayey ku soo noqotay Aqalka Cad. Weriyaha VOA Veronica Balderas ayaa warbixintan diyaarisay. Waxaa inoo soo jeedinasya Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa tuma Melania Trump - Xaaska Donald Trump?