Waa kuma JD Vance? - Taariikh nololeedkiisa

Senator JD Vance, oo ah shaqi ku soo koray nolol dhaqaale ahaan hooseysa, ayaa maanta loo dhaarinayaa madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka.

Vance ayaa ku barbaaray magaalo warshadeed oo dhibaatooyinka dhaqaalaha la daalaa dhacaysay oo ku taalla gobolka Ohio bartamaha Maraykanka.

Waxbarashadiisii asaasiga ahayd kadib, wuxuu u sii gudbay jaamacad ka mid ah kuwa ugu wanaagsan uguna qaalisan Maraykanka, isaga oo hadda noqon doonaa mid ka mid ah madaxweyne-ku-xigeenada ugu da’da yar taariikhda.

Wariyaha VOA-da Carolyn Presutti ayaa warbixintan ka diyaarisay noloshiisa asal ahaaneed. Ibraahim Xasan Daandureey ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa kuma JD Vance? - Taariikh nololeedkiisa