Trump oo noqday madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka

Trump Inauguration

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay si rasmi ah loogu dheeriyay muddo xileedkiisa labaad, isaga oo noqday madaxweynaha 47-aad ee maamula Mareykanka.

Khudbad uu jeediyay dhaarta kaddib ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan waxa uu qaban doono maalmaha ugu soo horreeya maamulkiisa cusub. Wariyaha VOA-da ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa warbixintan diyaarisay waxaa soo jeedinaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Trump oo noqday madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka