Wareysi Cabdirashiid Dahabshiil
Your browser doesn’t support HTML5
Qaaradda Africa, ayaa si dhow u eegaysa siyaasaddaha madaxweyne Trump waxay noqon doonaan. Haddaba, waxaa magaalada Washington DC, ku sugan oo u yimid inuu ka qeybgalio xafladdii caleemo-saarka Trump, Cabdirashiid Ducaalle “Dahabshiil” maamullaha guud ee shirkadda Dahabshiil.