Trump oo ku dhowaaqay “waqti dahabi ah”

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo shalay xilka mar labaad la wareegay ayaa sheegay in Maraykanku uu gali doono “wakhti dahabi” isla markaana uu haggaajin doono dhammaan mushaakillada Maraykanka ka haysta gudaha iyo dibedda.