Trump oo cafis u fidiyey 1,500 maxbuus

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cafis u fidiyay ku dhawaad 1,500 oo qof oo ku lug lahaa rabshadihii ka dhacay xarunta Capitol Hill 6-dii January 2021, taasoo horseedday damaashaadyo ka dhacay banaanka xabsiga dhexe ee Washington, D.C., halkaas oo in badan oo ka mid ah lagu xiray.