Turkey: Dad badan oo ku dhintay dab kacay

Your browser doesn’t support HTML5

Dab ayaa qabsaday hoteel ku yaala goobta loo dalxiis tago ee Kartalkaya ee waqooyi-galbeed ee Turkiga subaxnimadii hore ee Talaadadan, waxaana ku dhintay 66 qof 51 kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha.