Qatar oo rajo ka muujisay heshiiska GAZA

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Qatar ayaa kalsooni ku qabta in heshiiska ay ka gacanta ka geysatay ee dhex-dhexaadinta xabbad joojinta Israel iyo Xamaas uu taabanayo dhammaan arrimaha ugu waaweyn ee dagaalka, sida uu talaadadan sheegay afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda.