Go’aanka Trump oo ilmeysiiyey muhaajiriin

Your browser doesn’t support HTML5

Ilin murugo ah ayaa ka qubanaysa dad badan oo muhaajiriin ah oo ku sugan magaalada Ciudad Juarez, ee dalka Mexico, oo u dhow xadka Mareykanka, kadib markii ay ogaadeen in ballamahoodii sharciga ee ay doonayeen in ay ku soo galaan ay tirtirmeen isla markii uu madaxweyne Trump xilka la wareegay.