Trump oo hakiyey kaalmada Mareykanka ee dibedda

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo khudbad ka jeediyay hoolka Emancipation Hall ee magaaladan Washington inta lagu guda jiro xafladaha caleema saarkiisa ku xiriira, ayaa amar ku bixiyay in la hakiyo muddo saddex bilood ah kaalmada shisheeye ee horumarinta ee uu Mareykanku ku bixiyo dalalka dibadda.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa soo koobaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Trump oo amray in la hakiyo gargaarka dibedda