Kenya oo Somalia ka reebtay ka dhaafista eTa
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay oggolaan doontaa muwaadiniinta dalalka Africa, marka laga reebo Soomaaliya iyo Libya inay dalkeeda booqdaan iyaga oo aan u baahnayn dal ku gal oggolaansho ah oo hordhac ah.