Go’aanka Trump oo cabsi geliyey muhaajiriinta
Your browser doesn’t support HTML5
Go'aanka Madaxweyne Donald Trump uu ku joojinayo socdaalka iyo muhaajirinta ayaa yaa cabsi ku abuuray bulshooyinka soo-galootiga, iyadoo qoysas badan ay qabsadeen qareeno iyo in ay guryahooda ku xiraan Kaamaradaha amniga ee wax duuba.