Israel: Waa sii haysan doonnaa Marinka Rafah

Your browser doesn’t support HTML5

Xukuumadda Israel ayaa sheegtay in sii haysan doonto Marinka Rafax ee u dhexeeya Gaza iyo Masar, inta lagu guda jiro wajiga koowaad ee xabbad joojinta u dhaxaysa Xamaas iyo Israel.