Maamulka Trump oo baabi’iyey barnaamijka DEI
Your browser doesn’t support HTML5
Maamulka madaxweyne Trump ayaa baabi’iyey barnaamijka DEI ee loogu talo-galay shaqaaleysiinta bulshooyinka laga tirada badan yahay, waxaana shaqaalaha xafiiskaas loo sheegay in aanay soo shaqo tagin laga bilaabo 5-ta galabnimo ee maanta.