Bandhigga VOA: Beegsiga Trump ee muhaajiriinta Mareykanka

Barnaamijka Badnhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; sharciyada uu saxiixay madaxweynaha Mareykanka ee ka dhanka ah dadka soo-galootiga ah, iyo sida uu u saameyn karo Soomaalida aan sharciga haysan ee jooga Mareykanka.

Waxaa inoo heysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Beegsiga Trump ee muhaajiriinta Mareykanka