Dabka degaanka Los Angeles oo weli socda
Your browser doesn’t support HTML5
Dad ka badan 50 kun oo qof oo deganaa deegaanka Lake Castaic oo 40 meyl woqooyiga kaga beegan magaalada Los Angeles ee dalka Maraykank ayaa la amray inay guryahooda ka baxaan ama digniino taxadar ah loo diray. Dab xooggan oo ay dabeyluhu sii hurinayaan ayaa baabi’biyey 15 meyl oo isku wareeg ah.