IGAD oo ka digtay roob yari soo socota

Your browser doesn’t support HTML5

Urur goboleedka IGAD ayaa daraasad uu ku soo bandhigay shirka cimilada ee Addis Ababa ka dhacay wuxuu ku sheegay in saddexda bilood ee soo socota ay dalalka IGAD ka tirsan soo wajihi doonaan roob yari, iyagoo taasina ku macneeyay isbaddelka cimillada ee dunida.