Wicitaanka Dhageystaha: Maxamuud Macallim Cabdulle

Maxamuud Macallim Cabdulle

Maxamuud Macallim Cabdulle

Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; 6 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya oo QM ay sheegtay in ay u baahan yihiin gargaar. Waxaa marti ku ah agaasimaha hay’adda maareynta musiiboyinka qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Bukhaari.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Agaasime Maxamuud Macallin