Falastiinyiin laga hor-istaagay guryahooda
Your browser doesn’t support HTML5
Tobanaan kun oo Falastiiniyiin ah ayaa sheegay in laga hor-istaagay in ay dib ugu nqodaan guryahoodii waqooyiga Gaza, kaddib markii Israa’iil ay Xamaas ku eedaysay inay jabisay heshiiska xabbad-joojinta.