Trump oo raba in dadka Gaza loo raro dalal

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Sabtidii soo bandhigay qorshe uu ku tilmaamay mid "lagu nadiifinayo" Gaza, isagoo sheegay inuu doonayo in Masar iyo Urdun ay qaataan dadka Falastiiniyiinta ah ee ku nool deegaankaas.