Cirro oo safar ku tegay Imaaraadka Carabta
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Somaliland Cabdrixamaan Cirro ayaa safarkiisii ugu horreeyey tan iyo markii uu talada la wareegay maanta ku tegay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.
Your browser doesn’t support HTML5