Taxane laga sameeyey caafimaadka Somalia

Your browser doesn’t support HTML5

Dhibaatooyinka dadka Soomaalida ka haysta qaar ka mid ah xarumaha caafimaadka Soomaaliya ayaa waxaa dhawaan laga sameeyo filimo taxane ah oo loogu magac daray Shabakadda. Filimada ayaa ka hadlaya khaladaadka ka dhacay cisbitaallada qaarkood.