Talyaaniga oo muhaajiriin geeyey Albania

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidanka Badda ee Taliyaaniga ayaa Axaddan 49 tahriibayaal ah oo ay ka soo qaadeen Biyaha Caalamiga ah waxay u qaadeen xabsiyo ku yaalla Albania, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Guduha.