Walaaca Soomaalida Mareykanka qaarkood
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaali badan oo ku nool gobollada Maraykanka oo aan sharci haysan, ayaa haatan welwel iyo culeys badan uu soo wajahayaa kadib markii maamulka Trump oo billaabay inuu masaafuriyo soo-galootiga aan sharciga haysan.