Puntland oo baaraysa doolfino soo caariyey
Your browser doesn’t support HTML5
Saraakiisha maamulka Puntland ayaa isku dayaya inay oggaadaan wixii sababay inay dhintaan in ka badan 100 dolphins oo maydkoodu lagu arkay meel u dhow xeebaha gobolka Bari.