Tarxiil ballaaran oo ka socda Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in mudnaanta ugu weyn ee dowladdiisu tahay inay tarxiilaan muhaajiriinta sharci-darrada ah ee khatarta ku ah amniga qaranka Mareykanka. In ka badan 1200 oo qof ayaa la sheegay in laga tarxiilay Maraykanka tan iyo markii uu Trump xilka la wareegay.