Go’aanka Trump oo saameeyey Soomaali
Your browser doesn’t support HTML5
Go’aanka madaxweyne Trump uu ku joojiyay qaxootiga la keenayo Maraykanka ayaa saameyn weyn ku yeeshay boqolaal Soomaali ah oo ku soo socday Maraykanka. Ayaan Mahdi Ducaale, oo ah hooyo qaxooti ku ah Nairobi, ayaa VOA u sheegtay in barnaamijka Group 5 oo ay ku soo bixi lahayd la joojiyay.