Howlgallo ka socda gobolka Bari
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada Puntland ayaa howlgal xooggan kula jira maleeshiyada Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Puntland ayaa saldhigyo muhiim ah ka qabsatay maleeshiyada Daacish