Brussels —
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa isku raacay in la sii wado cunnaqabateynta ka dhanka ah Ruushka ee lagu saaray duulaannkiisa Ukraine, balse la khafiifiyo qaar ka mid ah cunnaqabateynada ka dhanka ah Suuriya maadaama xukunka laga tuuray Bashaar Al-Asad.
Xiriirka dalalka dhaca badda Atlantic ee xilligan oo uu talada Mareykanka qabtay Donald Trump iyo arrimo kale oo muhiim ah ayaa sidoo kale ku jiray ajandaha.
Lisa Bryant ayaa warkan ka soo dirtay Paris. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Midowga Yurub oo qafiifinaya cunaqabataynta Suuriya