DFS oo kireysatay shirkad xiriir la leh Trump
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Soomaaliya ayaa kireystay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si looga hortago in Trump uu mar kale ciidamada Maraykanka ka soo saaro Soomaaliya.