Colombia oo muhaajiriin ka qaadatay USA

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Colombia ayaa Maryakanka u soo dirtay diyaarad ay leeyihiin ciidamadeeda cirka si ay u qaado 110 qof oo Colombian ah oo laga soo tarxiilayo Maraykanka.