Rasaas ka dhaceysa magaalada Goma

Your browser doesn’t support HTML5

Rasaas ayaa ka dhacday qaybo ka mid ah magaalada Goma ee DR Congo Talaadada maanta, iyadoo askarta Congo ay isku dhaceen dagaalyahano hubaysan oo ay taageerayaan ciidamada Rwanda ka hor shirka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.