300,000 qof oo Isniintii ku laabtay Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Marinka Gaza ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in in ka badan 300,000 oo qof oo ka barakacay dagaalka Israa’iil iyo Xamaas ay Isniintii ku soo laabteen Waqooyiga Gaza ka dib markii Israa’iil ay furtay jidgooyo ayna dadka u ogolaatay inay dib ugu soo laabtaan aagga.