DeepSeek oo qal-qal gelisay suuqyada caalamka
Your browser doesn’t support HTML5
Shirkad cusub oo Tiknoolajiyadeed oo Shiinaha laga leeyahay laguna magacaabo DeepSeek ayaa khalkhal galisay tartanka iyo suuqa teknoolajiyadda caalamka, kaddib markii ay soo saartay aalad cusub oo ah tan loo yaqaan chatbot oo ku shaqeysa garaadka macmalka ah ee AI.