Sanad-guuradii 80-aad ee Auschwitz
Your browser doesn’t support HTML5
Ku dhawaad 50 qof oo ka badbaaday xeryihii Naasiyiinta ee lagu gubi jiray dadka Yuhuudda ah ayaa Isniintii shalay ku biiray hoggaamiyayaal caalami ah oo ka qeybgalay xuska 80 guuradii ka soo wareegtay Xoraynta Xerada Auschwitz oo ku taalla dalka Poland.