Ballan-qaadka xoghayaha Difaaca Mareykanka
Your browser doesn’t support HTML5
Xoghayaha cusub ee Difaaca Mareykanka Pete Hegseth, oo ah askari hore oo haysta bilado dhowr ah sidoo kalena ka soo shaqeeyey TV-ga Fox News ayaa ballan qaaday isbedello la taaban karo oo ku saabsan millatariga maalintiisii ugu horreysay ee Pentagon-ka.